BAAHIN QANDARAAS: DAWLADDA HOOSE DEGMADA GALDOGOB

Dowladda Hoose Degmadda Goldogob

Xafiiska Qandaraasyada ee Dawladda Hoose Deg. Galdogob

Procurement Office


Tixraac: MDG/SDM03-JPLG2022                                                                     Date: 9/10/2022

Maamulka Dawladda hoose ee dagmada GALDOGOB, wuxuu ka helay maalgelin mashruuca Qaramada Midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daajinta (UN- JPLG),wuxuuna maamulku doonayaa in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticmaalo mashaariicaha kala ah :

Dhismayaal labo goob wax waxbarasho iyo wax ka qabashada baahida laba ceel-biyood kuwaas oo lagu faah-faahin doono hoos.

Sidaas darted, Maamulka Dawladda hoose ee Dagmada GALDOGOB waxay naadinayaan shirkado qandaraaslayaal ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran:

  1. Construction of Fencing wall for Dhamuuke Health Post (40 X 40) M
  2. Construction of one room and fencing wall (30 X 30) M for Dalsan Health Post
  3. Supply and installation of Generator, Submersible Pump and Rising Pipes in Taaloole Borehole Galdogob District
  4. Construction of Elevated Water Tank in Biyo-Cadde BoreHole Galdogob District

Qoraalka qandaraaska iyo Dukumentiska waxa la helayaa laga bilaabo taariikhda: 9/10/2022- 20/10/2022.

Qandaraasle kasta waxa laga rabaa qiima $20 qandaraaskiiba, Cida soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh, Qandaraaslayaashuna waa in ay ku soo lifaaqaan rasiidkan codsiga qandaraaska.

Qandaraasyada dhamaantood dokumintigooda waa in loo soo diyaariyaa iyado la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan ku xusan.

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuquI,waana in lagu soo hagaajiyaa:

(Dawlada hoose ee dagmada Galdogob, Gaar ahaan xaafiiska Qandaraasyada] Ka hor wakhtiga: 12:00PM             taariikhda: 20/10/2022

Qandaraaska dokumintigiisa waxa la furayaa:

[taariikh: 21/10/2022 – wakhtiga: 10:00 AM———- 12:0OPM]

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furayaa iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaya inay soo xaadiraan.

Qandaraaslayaasha waxaa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo , taariikhda 12/10/2022 — wakhtiga : 9:00AM

Xarunta Dawladda hoose ee Deg.Galdogob,si loogu sharaxo wixii faahfaahi ah ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska.

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska:

No Documents Description Submitted
Yes NO
1 Original — Certificate of

Registration

Form the district and MOPW
2 Original — Receipt of each

bid document ($20)

From the district
3 Copy- Completion projects The past three years completed projects (UN, INGOs etc.)
4 Copy – CV’S of project

engineer with certificate

Project engineer’s CV’S
5 tophy           ecomepany’s profile Company profile
6 Bid fully prices Priced BOQ, the bidding documents (amount in words and amount in figures)
7 Bid signing To sign and to stamp the bidding documents (form of tender and BOQsj

Madaxa Xafiiska Qandaraasyada ee Dawladda hoose: Axmed Abdulqaadir Caafi

Wixi Faahfahiina kala soo xiriir   Tell: 907030377 ama 907795078

Halkan kala deg warqada oo PDF ah