Noloshaada Horumari
Nuqul kamid ah Xikmadaha laga qoray Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun: 1- ” Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqano addunkana uu isbedel ka samayn karo”. 2- ” Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa”. 3- ” Inaad noqoto qof hami leh, … Read more