Dowladda Hoose Degmadda Goldogob
Maamulka Dawladda hoose ee dagmada GALDOGOB, wuxuu Maalgalin ka helay Mashruuca RCRF, (Recurrent Cost reform financing) ee (World bank) ayada oo loo loomarayo Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland MoF waxa uu maamulka doonaya in uu maalgaliyo Dhismaha derbiga iskuulka Farsamada Gacanta ee Naxar.
Dhismaha derbiga ayaa waxa looga faa’idaysan doonaa Waxbarashada xirfadaha kala duwan ee loo yaqaano (Vocational training School)
sidaas daraadeed Maamulka Dowladda hoose ee degmada Goldogob shirkado qandaraaslayaal ah oo ku haboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran
![]()