Dowladda Hoose ee Degamada Bosaso
Degmada Bosaaso waxay Baahinaysaa Adeeg Maalinta Dalxiiska Punland ee Degmadda Bosaaso Gaar ahaan Xeebta Mareerp Beach ( Puntland Toosim Week ) oo iskugu jira sida hoos ku cad, Adeegaas oo ah inay D/hoose ay Maalmaha Dalxiiska oo laba maalmood ah.
- A Tents: One (1) large tent measuring 18m by 25m.
- Rooms: Ten (10) portable small plastic rooms.
- Utilities: Facilitate electricity and fans for the event area.
- Audio/Visual: Installation of one (1) portable large LCD TV (2m x 3m).
- Signage: Five (5) Billboards.
- Flooring: Ten (10) Rugs.
- Seating: One hundred fifty (150) Chairs for the guests.
- Media Coverage :Making Docomenting ,1Drone , Pictures ETC
- Billboards:- Four BillBoards inside and outside the Town
- Water Tank :-Temporary water Tank .
- Toilet : 2 Toilet for uses women and men
- Team Culture :– Entertnmente team Songs, Dance Etc
Sidaas darteed, waxaa dhammaan lagu wargelinayaa xatumaha Studio iyo Shirkadaha Decerationka in ay u soo tartamaan Adeegaas oo ay qabanayso Degmada Bosaaso si loo daboolo Baahida adeegaas ee Asbuuca Dalxiiska Bosaaso ( Puntland Tourism Week) .
Waa in Studio iyo Shikaradda Decorationka bixiya Adeegaas ee deggan Degmada bosaaso ka qaybgalka Qandaraaska oo bixinta Adeegaas kor ku xusan oo ay u baahan tahay D/hoose Bosaaso, waana in uu ka soo qaataa Xafiiska Qandaarasyada ee Degmada Bosaaso Macluumaadka uu u baahan yahay, si uu u soo xareysto Qandaraaska Adeegaas Dalxiis IWM ee D/hoose Bosaaso u baahan tahay .
Qaadashada Macluumaadka Tartamayaasha waxay bilaabanaysaa Taariikhdu markay tahay (01/10/2025), Saacaduna tahay 9:00 Am,waxayna xirmayaa Taariikhdu markay tahay 15/10/2025 saacaduna tahay 11:00ka Am( Duhurmino), isla waqtigaas waxaa Dhacaya furitaanka Dokumentiyada tartamayaasha ( Bid Opening) .
Xafiiska Qandaraasyada ee D/hoose waxaa uu ku yaal Xarunta weyn ee D/hoose Bosaaso . Qandaraaska waxaa la furayaa iyadoo ay goobjoog yihiin tartamayaasha ama wakiilladooda.
Tartamayaasha u baahda xog dheeraad ah waxa ay la xiriiri karaan Xafiiska Qandaraasyada ee Degmada Bosaaso,Tell:-0907798412 Email.Ahmeddacar@gmail.com oR Bosasomayor@gmail.com or Bosasocitycouncil.com Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Dukumintiga Qandaraas qaataha waa sida hoos ku qoran