Job Advertisement: Female Health Worker

  • Contract
  • Puntland

Ministry of Health

Job Advertisement: Female Health Worker

Date: [1-jan-2026]
goobta: [Bari,Nugaal, Mudug,Raascasayr,Sanaag]

Hordhac!

Mashruuca marwo caafimaad waa mashruuc ka shaqeeya  tababarida xirfadlayaal caafimaad kuwaasoo gaarsiiya adeeg caafimaad meelaha fog fog oo aan lahayn MCH AMA health post , isagoo kor wacyiga bulshada gaar ahaan dumarka iyo ciyaalka kaas looga gol leeyhay in lahelo bulsho badqabta .

Mashruucan wuxuu si gaara udhiirigaliya in hooyada uurka leh iyo ilmaha yar yar  isagoo gaarsiinaya daawo iyo wacyigalin kor loogu qaadayo badqabka dhalaanka .

Waxyaalaha looga baahanyahay:

Waxyaalaha laga rabo qofka :
1:  shahaado Dugsi dhexe ee La, aqoonsanyahay.

2: In da,adoodu u dhaxayso 18-50 Sano.

3: Waa in ay ahaato Dumar xaas ah.

4: Waa in ay leedahay khibrad  la xiriirta adeeg bixinta caafimaadka.

5: Waa in ay Ahaato Deegaan Rasmi ah..

Side lagu soo xarayn karaa :

Hadii aad xiisaynayso  soo dir :

1.Cv application

  1. 2. shahaado .

Qaabka loogalayo  :

Deegaan walba waxaa tagay team , teamkaasoo kaa qaadi doona imtixaan , kaana qabanaya shahaadada iyo ducumentigaaga .

Waqtiga uu dhamaanayo soo gudbinta codsiyada :

[15-jan-2026]

Note: lama eegi doono codsiyada kasoo dib dhacay xiliga .

Improving community health is our top priority. Join us to save lives!

Best Wishes.

Dr. Mohamed Mohamud Mohamed

Director General

Minister of Health Puntland State of Somalia